Shirkadda Facebook oo u hoggaansantay cadaadis ay saartay dowlada Turkey

Facebook ayaa ku dhowaaqday inay billaabeyso hanaan ay ku magacaabeyso wakiil ku sugan Turkey, si ay ugu hoggaansato sharci muran dhaliyey oo lagu maamulayo shirkadaha baraha bulshada. Sharciga oo la meel-mariyey bishii July ayaa ku qasbaya shirkdaha baraha bulshada sida Facebook iyo Twitter inay wakiilo ku yeeshaan Turkey, si ay ula macaamilaan cabashooyinka ka dhanka … Continue reading Shirkadda Facebook oo u hoggaansantay cadaadis ay saartay dowlada Turkey